DAAWO: Guddida DAWGA-CAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey

(SLT-Hargeysa) – Guddida DAWGA-CAD ayaa la soo gaadhsiiyey qaadhaan lacageed, kaasi oo qurba-joogta reer Somaliland ee Sucuudigu ugu talo-galeen inay kaga qayb-taan dhismaha jidkaasi oo meel wanaagsan maraya.

Dawga-cad