DAAWO: “Golaha Wakiilada Waxa Ka Dhacay Wax Aan Waligii Ka Dhicin, Annagu Daacad Ayaanu Ahay Lakiin Shirqool Xukuumaddu Ogayd Ayuu Musuq-maasuqu Ku Dhacay”Xildhibaan Salla Calee

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamid ah Xildhibaanada ugu mudada dheer Golaha Wakiilada ayaa sheegay in ah Golaha Wakiilada ka dhaceen wax aan hore uga dhicin. Hoos ka DAAWO.