DAAWO: Golaha Guurtida Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Diwaangalinta Iyo Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay.

(SLT-Hargaysa) Golaha Guuritda Somaliland ayaa fadhigoodi Maanta loo qaybiyay xeerka diwaangalinta, Fadhigan oo uu shir gudoominaayay Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan, wuxuu  Xildhibaanada war bixin ka siiyay u jeedada Xeerka iyo