DAAWO: Garyaaqano Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Khilaafka Iyo Muranka Ka Taagan Gollaha Wakiillada.

(SLT-Hargeysa)-Garyaqaano goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si cilmiyaysan uga hadlay khilaafka iyo muranka ka taagan golaha wakiilada Somaliland gaar ahaana jagada gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland.