DAAWO: “Garoonka Kubadda Cagta Burco Waxa Roogi Ladhigii Laha Qandaraas Xaaraana Ku Qaatay Ragg La Garanaayo Hadana Guryahooda Ayay Dhigteen “Badhasaabka Togdheer

(SLT-Burco) Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa ka dhawaajiyay in roogi cagaarna ee Xukuumadii hore u qorshaysay garoonka kubadda cagta Burco, ragg la garanaayo lagu siiyay qandaraas xaaraan ah waa siduu hadalka u dhigaye, isagoo sidoo kale sheegay in xubnahaasi ay iminkana xoog ku haystaan roogi guryahooda. Hoos ka DAAWO.