DAAWO: Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Oo Ka Hadlay Shir Isimada Dhulbahante La Sheegay Inuu Uga Furmaayo Buhoodle.

(SLT-Hargeysa)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah madax-dhaqameedka Dhulabahnte ayaa ku baaqay in laga qaybgalo shir uu sheegay in beeshu ku qabsanayso Buuhoodle