DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay Gobolka Uu Ka Soo Xulanayo Murrashaxa Madaxweyne Ku-xigeen

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID ayaa shaaciyay gobolka uu ka soo xulanayo murrashaxa madaxweyne ku-xigeen