DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Maskaxiyan In Aanu Caadi Ahayn Isku Cadeeyay Kadib Marku Sheegay Inuu Isa Soo Sharaxaayo Markii 4-aad.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo bulshadu ku murmi jirtay ficiladiisa ayaa u muuqda inuu ka dhabeeyay In aanu tamaam ahayn kadib markii uu sheegay inuu sharaxan yahay markii 4-aad doorashada madaxtooyada Ee 5-sanno ka hadhay wixii noolada. Hoos ka DAAWO .