DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Markii Uu Siyaasadda Ku Saaqiday Isu Badalay Shactiroole Dadka Ka Qosliya

(SLT-Hargaysa) Murashaxii saddexda jeer doorashada Somaliland ee Madaxtooyadda dhacay Faysal Cali Waraabe ayaa markii uu siyaasadda ku saaqiday wuxuu isu badalay kaga qosliya hadalada jalac jalacda Ah kaga sheekeeya fagaarayaasha. Hoos ka DAAWO.