DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Daacish Ka Tirsana Oo Ku Geeriyooday Dalka Suuriya

(SLT-Hargeysa)-Dalka Suuriya waxa 29kii bishii Desember ee sanadkii 2017kii ku geeriyooday Xuseen Faysal Cali Waraabe oo kamid ahaa carruurta uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID, Halkan hoose ka DAAWO Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay arrintaasi