DAAWO: Faysal Cali Waraabe, Muuse Biixi Iyo Guddoomiye Cirro Oo Maanta Safar Kedis Ah Ugu Baxay Kenya

(SLT-Hargeysa)  – Guddoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa maanta safar kedis ah ugu ambo-baxay dalka Kenya, halkaasi oo ay sheegee inay kula soo kulmayaan qaadhaan-bixiyayaasha Somaliland ka taageera doorashooyinka.

hoggaamiyayaasha asxaabta

Saddexda masuul ayaa ujeeddada socdaalka ay Kenya ku tagayaan saxaafadda ugu faahfaahiyey Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa.