DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Murashax Maha KULMIYE Ayuu Dhisayaa Waxaana Lacagta Siiyay Ganacsade Maxamed Aw Siciid”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

(SLT-Hargaysa) Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sheegay in aanu murashax ahayn Faysal Cali Waraabe isagoo  cadeeyay inuu u shaqaynaayo KULMIYE. Hoos ka DAAWO hadalkiisa.