DAAWO: Diirada Somalilandtoday: Cawil Mucjiso Oo 80-Jir Ku Munafaqadaynaaya: Hadaladiisi Shalay Iyo Maanta Isu Eeg, Wuxuu Kow Ka Yahay Kuwa Naxliga Dhex Dhigay Beelaha Isaaq.

(SLT-Hargaysa) Cawil Cali Ducaale (Cawil Mucjiso) isagoo 80-jir ah ayuu shacbiga munaafaqad been ah kula wareegaya. Ma dadka waalam ma Cawil ayaan ahayn Cawilkii shalay, ma Siilaanyo ha uu sheegayo ayaan Siilaanyo ahayn misa wax kala jira. Muqaalkan bal hadda nala DAAWO .