DAAWO:”Madaxdu Kala Hoodo Badan Intii Murashaxa KULMIYE Muuse Biixi Loo Cumaadaday, Laba Abaarood Ayaa Inagu Habsaday Dekediina Wata Xidhantay”. Hoggaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan

(SLT-Sallaxley)-Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay degmada Sallexley oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay wafti ka socday xisbiga WADDANI, Halkan hoose ka DAAWO khudbad hoggaamiyaha

Somalilandtoday/Hargeysa/Office