Somaliland Oo Ka Digtay Boqorka Beelaha Daarood Safar Ku Tago Bariga Sanaag +DAAWO Shir Deg-deg Ah

(SLT-Hargeysa) – Dawladda Somaliland, ayaa ka digtey safarka boqorka guud ee beelaha Daarood ku tagayo Magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag.

 Boqorka Daarood

Sidaana waxa sheegay Wasiirka gaashaandhigga Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami oo goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa.