Daawo: Dagaal Yahano Daachis Ka Tirsan Una Dhashay Dalka Australia Oo Fariin U Diray Dalkoodi.

(SLT-Iraq) Waxaa caalamka ku soo badanayaa dhalinyarada ku biiray kooxda ISIS oo ka dagaalanta Wadamada Suuriya iyo Iraq. Haddaba dagaal yahano u dhashay dalka Australia kana tirsan kooxda Daacish ayaa fariimo naxdin leh u diray dalkoodi. Muqaalkii kooxdaas Hoos Ka Daawo.