DAAWO: Dadweynaha Reer Burco Oo Sida Fiinta Uga Qaylinaya Lacagta Laga Qaado Ardayda Dhigata Dugsiyada Waxbarashadda Oo Tahli Kari Waayeen Iyo Balanqaadkii Xukuumaddu Ku Sheegtay Bilaasha Oo Beenoobay

(SLT-Burco)-Dadweynaha ku nool magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa cabasho xooggan ka muujiyay lacagta laga qaado ardayda dhigata dugsiyada waxbarashada oo ay tahli kari waayeen