DAAWO: “Dadkii Igula Coloobay Siilaanyo Ayuu Saaxiib La Yahay Maxay Ii Soo Sidaan…..” Xildhibaan Nac-nac Oo Iska Casilay KULMIYE Kuna Biiray Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Xildhibbaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) oo ahaa saaxiibka kowaad ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shaaciyay in uu iska casilay xisbiga KULMIYE, waxaanu fashiliyay siro badan oo ka qarsoon bulshada reer Somaliland oo u dhexeeya Madaxweyne Siilaanyo iyo Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office