DAAWO: Cuqaasha Degmada Ceel-afweyn Oo Xisbiga WADDANI Ku Bogaadiyay Midaynta Umadda Somaliland Halka Xisbiga KULMIYE Shacbiga Reero U Kala Qaybiyay

(SLT-Ceel-afweyn) Cuqaasha Degmada Ceel-afweyn ayaa ku bogaadiyay Murashax Cabdiraxmaan Cirro iyo Xisbiga WADDANI hanaanka midnimada ummadda Somaliland ku dhisantahay ee ay ummadda ololaha uga doonan halka Xisbiga KULMIYE shacbiga u kala qaybinaayo.

Hoos ka DAAWO.