DAAWO: Codbixintii Doorashada Madaxtooyada Oo Si Habsami Ah Uga Socota Gobollada Iyo Degmooyinka Dalka Iyo Murrashax Cirro Codkiisa Dhiibtay

(SLT-Hargeysa)-Goobaha codbixinta guud ahaan dalka Somaliland ayaa la sheegay inay si habsami ah uga socoto doorashada madaxtooyadu.

Musharraxa Madaxweynaha ee WADDANI, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Cirro, ayaa codkiisa ka dhiibtay xarrunta Hay’adda shaqaalaha dowladda ee magaalada Hargeysa.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office