DAAWO: Ciidamada Booliska Gobolka AWDAL Oo Xabsiga U Taxaabay Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore Ee Degmada Boorama Iyo Sababta.

(SLT-Boorama)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada booliska gobolka Awdal ay maanta xabsiga u taxaabeen gudoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Borama Maxamed Muxumed Faarax “Dheerayste” hadana kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Borama.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office