DAAWO: “Cidkasba Muuse Biixi Hasoo Horgasho Qoryaale Iyo Togdheer Nina Igaga Codbadan Maayo”. Muniir Axmed Cigaal

(SLT-Burco) Kaaliyaha war-baahinta Xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal ayaa sheegay in aanay cidina kaga codbadanayn degaanka Qoryaale iyo Togdheer, sidaana wuxuu ka sheegay munaasibad ballaadhan iyo soo dhaweyn waftiga Guddoomiyaha WADDANI loogu sameeyay degaanka Qoryaale.

Hoos ka DAAWO Muqaalka Hadalkii Muniir Axmed Cigaal