DAAWO: Carwada Ganacsiga Somaliland oo La Daah Furay Iyo Sherkada Dahabshiil Oo Wacdaro Ku Soo Bandhigtay.

(SLT-Hargaysa) Carwada Ganacsiga Somaliland ayaa si rasmiya looga daah furay Magaalada Hargaysa, iyadoo uu xadhiga ka jaeay Wasiirka Ganacsiga Dr. Muuse Qaasim, Sherkadaha waa weyn iyo kuwa yar yar ayaa dhammaantod soo bandhigay habab kala duwan iyo qaabka adeegyada casriga ah ay bulshada ugu adeegaan. Sherkada caanka ah ee Dahabshiil ayaa wacdaro kaga qayb qaadatay Cawarada. Habkii Carwadaas loo daahfuray Hoos Ka DAAWO:

P1060550

Somalilandtoday/Hargaysa/Office/