DAAWO: Cali Mareexan Oo Caytan Dhaqanka Ka Baxsan Iyo Aflagaado Qaawan Ku Weeraray Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Hawlaha Guud Cali Xasan Maxamed Mareexaan, ayaa si ka baxsan masuuliyada uu Qaranka u hayo, dhaqanka Soomaaliyeed iyo haybada madax dhaqameedka beelaha wuxuu u aflagadeeyay Suldaanka Guud ee Somaliland,  Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Wasiirka oo ay ka muuqato gubasho badan iyo muraaladilaac uu ka qaaday dhaliisha loogu jeediyo boobka hantidii dhulkii danta guud ee ummadda ka dhaxaysay oo uu ku takri falay wuxuu si qaawan u weeraray Suldaanka. Hoos ka DAAWO .