DAAWO: Cabdiraxmaan Talyanle Oo Soo Bandhigay Liiska Saxeexa Xildhibaanadii 39-ka Aha Ee U Codeeyay Iyo Cadaymo Meel Laga Dhaafa Aanay Jirin.

“Anigu Ma Ihi Nin Kursi Jacayl Hayo Lakiin Waxaan U Del-delanahay Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland”. Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

 

(SLT-Hargaysa)Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo aha Murashaxii la tartamaayay Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo bandhigay saxeexa liiska 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay. Sidoo kale wuxuu soo bandhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle cadaynta Xildhibaan Cabdiraxmaan Hirad oo uu sheegay in aanu ahayn mid codkiisa muran la galin karo, isagoo  Xildhibaanka laftiisi qiraayo inuu u codeeyay Cabdiraxmaan Talyanle. Hoos ka DAAWO Hadalkii Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo dhamaystiran.