DAAWO: Cabdiraxmaan Talyanle Oo Shaaciyay Guddi Ka Kooban Toban Xubnood Oo Ay U Saareen Xalinta Khilaafka Gollaha Wakiillada

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Cabdiraxmaan Talyanle) ayaa shaaciyay guddi ka kooban toban xubnood oo ay u saareen xalinta khilaafka gollaha wakiillada Somaliland

Somalilandtoday/Hargeysa/Office