DAAWO: “Cabdiraxmaan Cirro Waxa Uu La Saaxiib Ahaa 82-ka Xildhibbaan Ee Gollaha Wakiilada” Xildhibbaan Waabeeye.

(SLT-Hargeysa)-Xildhibbaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka mid ah xildhibbaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in Cabdiraxmaan Cirro uu la saaxiib ahaa 82ka xildhibbaan ee Golahaasi.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office