DAAWO: “Cabdiraxmaan Cirro Waa Murrashaxa Kaliya Ee Dalkan Iyo Dadkan Iskuwadi Kara Oo Qabyaalad, Naxli Iyo Nin Jeclaysi Ka Madhan……..” Siyaasi Ismaaciil Yare.

(SLT-Ceerigaabo)-Siyaasi Ismaaciil ayaa bulshada reer ceerigaabo baaqay inay qaataan kaadhka codbixinta codkoodana siiyaan Murrashaxa xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro)