DAAWO: Reer Laascaanood Oo Si Nabad Ah Ugu Dareeray Codbixinta Doorashada Madaxtooyadda Oo Si Habsami Ah Uga Socota Guud Ahaan Gobolka Sool

(SLT-Laascaanood)-Waxa si saaka si balaadhan shacab waynaha ku dhaqan magaalada Laascaanod ee xarunta gobolka Sool ay ugu dareereen codaynta doorashada madaxtooyada Somaliland,iyaga oo dadkuna safaf dhaadheer u galay sidii ay ugu codayn lahaayee murrashax ay taageersan yihiin, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office