DAAWO:”Markaanu Silaanyo Dhisaynay Waxaanu Baranay Sida Dadka Loo Baryo Lakiin Hadda..”…. Boqor Buurmadow Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Suldaanka Guud Ee Beesha Subayr Awal, Xaalada KULMIYE Iyo Arrimo Kale.

(SLT-Hargaysa) Boqor Cismaan Aw Maxamuud Muxumed (Buurmadow) oo kamid ah Madax dhaqameedka waa weyn ee Beelaha Hajeclo, ayaa jawaab waafiya ka bixiyay hadalkii ka soo yeeshay Suldaanka Guud ee Beelaha Subayr Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan. Xaarala Xisbiga KULMIYE, arrinta Haamaha, wararka sheegaya in khilaaf ka dhaxeeyo Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista iyo arrimo kale. Boqor Buur-madow oo shir jaraa’iid oo uu ku qabtay Magaalada Hargaysa qodobadaas kaga hadlay waxaanu idin soo gudbinaynaa Muqaalkii hadalkiisa oo dhamaystiran ee Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com