DAAWO: Boobe Oo Ka Hadlay Diwaangelinta, Jawaabta Guurtida Iyo Guddoomiye Xisbiga Kulmiye

(SLT-Hargeysa) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo diwaaangelinta Madaniga ah ee xeerkeedii uu Golaha Guurtidu laaley.

boobe

Boobe, ayaa arrimaha socda walaac ka muujiyey isla-markaana talooyin u jeediyay cidda ay khuseyso.