Cali Warancadde Oo Ka Waramay Waayihii Oday Bile Rafle Guuleed Iyo Sababta Casuumadaha Badan Loogu Boobay.

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ka waramay waayihii oday Bile Rafle Guuleed oo xilka Badhasaab ka soo qabtay Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex oo wagaas la odhanjiray Waqooyi Galbeed Xiligii dawladii Soomaaliya. Cali Warancadde oo umuurtaas kaga hadlaaya Casuumad loo sameeyay Bile Rafle Hoos ka DAAWO .