DAAWO: Beesha Degaanada Dhoqoshay, Balidhiig Iyo Xagal Oo Ku Biiray Xisbiga WADDANI

(SLT-Burco) Beesha Degaanada Balidhiig, Dhiqoshay iyo Xagal ee Daahir Faarax ayaa shaaciyay inay ku biireen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo maal mihii u danbeeyay si weyn loogu soo jabay.

image image image image image image image image image

 

Munaasibad ballaadhan oo ka dhacay Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayay ku shaciyeen Tageeradooda. Hoos Ka DAAWO Muqaalkii Munaasibadaas.