DAAWO: Beesha Abokor Axmed HJ, Oo Xafiis Barkulan Qalabaysan Noqon Doona Ku Wareejiyay Xisbiga WADDANI.

(SLT-Burco) Beesha degaanada Degmooyinka, Qoyaale, Gebogebo iyo Burco ku dhaqan ee Abokor Axmed oo kamid ah beelaha Habarjeclo ayaa xarun xafiis noqon doona Barkulan ay iyagu diyaar sadeen waxay ku wareejiyeen Xisbiga WADDANI. Hoos Ka DAAWO.