DAAWO: Barnaamij Soo Bandhigay Musuq Maasuqa Wasiirka Hawlaha Guud Ka Gaystay Dhulkii Moolka Burco, Warqadii Madaxweynaha Iyo Fadeexada Meesha Ka Dhacday Halkan Kaga Bogo.

(SLT-Burco) Wasiirka hawlaha guud Cali Xasan Maxamed ayaa musuq maasuq badan ka gaystay Dhul loogu tallo galay mool ganacsi oo ay yeelato magaalada Burco. Barnaamij daaha ka rogaaya wixii dhacay iyo xaqiiqooyin dhammaystiran Hoos ka DAAWO .