DAAWO: Barnaamij Dhammaystiran Su’aalihii Murashaxa Xisbiga WADDANI War-baahinta Madaxa Banaan La Yeelatay.

(SLT-Hargaysa) Barnaamij su’aalihii war-baahinta Madaxa banaan ay la yeelatay Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo dhammaaystiran. Hoos ka DAAWO .