DAAWO: Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Af-jaray Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Beereed Ku Yaalla Banka Wajaale.

(SLT-Wajaale)-Badhasaabka gobolka gabileya Xamse Maxamed Cabdillahi ayaa si rasmi ah u soo afjaray xilaaf ka taagnaa dhul beereed ku yaalla degmada tog wajaale, Hoos ka DAAWO Warkaa