DAAWO: Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Todheer Oo Ka Hadlay Safarlii Madaxwaynaha Iyo Arimo Kale.

(SLT-Burco)  – Guddoomiye Ku xigeenka Gobolka Todheer Mud. Maxamed Maxmuud Yuusuf  Ubaxle  oo kulan wareed warbaahinta Gobolka ugu qabtay xafiikiisa ayaa ka hadalay Safarkii Taariikhda galay ee la magac baxay Bari iyo Galbeed Buur iyo Banaan Kaas oo madaxwaynuhu uugu kuur galayay xaaladda Dad iyo duunyo ee Goboladda iyo Degmooyinka Uu Cagta dhigay Madaxaynaha JSL.

 

Sidoo Kalena Waxa Uu badhasaab ku xigeenku Baaq dheer u diray Waalidiinta Dhashay Dhalinayarada Habeenkii rabshadaha ka Sameeyay Magaalooyinka Waaweyn Inay Caruurtooda Ka Qabtaan Xumaha, lana Shaqeeyaan Waalidiintu Booliiska Qaabilsan Amaanka.

Halkan Hoosse Ka Daawo Hadalkii Badhasaab Kuxigeenku Yidhi oo Dhan.

WARIYE:XABIIB CIGE

SOMALILANDTODAY/BURCO/OFFICE.