DAAWO: Baashe Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Gollaha Wakiillada Oo Sheegay Inay Dhexdooda Ku Dhamaysanayaan.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha lagu mursansan yahay doorashadiisa ee gollaha wakiillada Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay khilaafka cakiran ee ka taagan gollahooda

Somalilandtoday/Hargeysa/Office