DAAWO: “Axsaabtii Iyo Siyaasadii Labadiiba Waxa Ay Dib Ugu Noqdeen Gurigii Qabiilka…….” Ex. Wasiir Maxamed Nuur Caraale Duur Oo Warbaahinta La Hadlay

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo ka hadlay saamaynta qabyaalada ku yeelatay bulshada reer Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka

Somalilandtoday/Hargeysa/Office