DAAWO: “Axmadow Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga WADDANI Dadka Ugu Dhaw Ayaan Ka Mid Ahaye Mid Ku Bushaarayso Albaab Xidhan Ma Leh, Waji Xidhana Ma Leh, Qalbi Xidhana Ma Leh…..” Muniir Axmed Cigaal

(SLT-Hargeysa)-Kaaliyaha warbaahinta ee murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa khudbad dhinacyo badan taabanayso ka jeediyay madal si heer sare ah loo soo agaasimay oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin, wax-garad iyo taageerayaal baaxad weyn oo ka soo jeeda beelaha Xaamud Cismaan ee Sacad Muuse, ayaa maanta ka qabsoontay hoolka Shirarka ee Xisbigaasi ku lee yahay magaalada Hargeysa.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office