DAAWO: “Awoodu Maanta Gacanta Shacabka Ayay Ku Jirtaa Doorasho Ayaa La Idinsiiyay Yaanay Idinka Khaldim Doorashadu” Murashaxa WADDANI Oo Khudbad U Jeediyay Shacabka Deegaanka Karin

(SLT-Karin)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa khudbad u jeediyay shacabka ku nool deegaanka Karin