DAAWO: “Dildilaaci Iyo Dhaawicii Ka Dhashay Ololihii Doorashada Madaxweyne Muuse Biixi Wuu Ka Gaabiyay Oo Muu Daweynin”. Mustafe Shiine

(SLT-Hargeysa)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodi Jeex Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa ka hadlay qoraalo kala duwan oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga oo murano badan dhaliyay, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office