DAAWO: “Anigu Muuse Biixi Iyo Somaliland Xil Kama Rabo….” Cali Khaliif Oo Ka Jawaabey Hadalo Ka Soo Yeedhay Guddoomiyaha Guurtida

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha  kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedhay gudoomiyaha golaha guurtida kuna saabsan heshiiskii ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyokooxda khaatumo, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warka

Somalilandtoday/Hargeysa/Office