DAAWO: “Agaasimaha Ciyaaruhu Rooggii Garoomadda Ayuu Ka IibiyayJubaland Iyo Puntland” Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Wasaaradda Ciyaaraha

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha dhallinyarada ee xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis ayaa eedaymo culus u soo jeediyay agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland Maxamed Xasan Dhabeeye