DAAWO: Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Oo Si Khibrad Leh U Sharxay Qararkii Wakiilada Iyo Shaqada Dastuuriyan Xukuumaddu Xaqa U Leedahay.

(SLT-Hargaysa)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa si faahfaahsan uga hadlay qadiyada haamaha kaydka Shiidaalka ee Berbera.

Wasiir Cukuse oo ka hadlaya go’aankii shalay ay gaadheen golaha wakiilada ayaa sheegay “Sheekada ilaa Maalmahan aanu maqlaynay ee Golaha Wakiiladda Somalilandna u codeeyay qaraar ay sheegeen inay kaga hortageen ama ku hor joogsanayeen Wax ay ugu yeedheen haamaha kaydka shiidaalka berbera,oo Cid gaara la siiyay,Marka hore waxaan doonayaa inaan shacbiga Somaliland inaan u cadeeyo waxay arrintani tahay iyo xigmada ay xambaarsan tahay iyo sida ay rasmi ahaan wax uga jiraan. Halkan Hoose Ka DAAWO Muqaalka Hadalkii Wasiirka.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.