DAAWO: “Afar Qof Oo Isku Rer Ahi Xisbiga UCID Ma Odhan Karaan Waa Laysku Haystaa, Dekeda Berberana Cid Gaar Uma Leh Waana Khasab In La Maalgaliyo Cid Is Hortaagi Kartaa Ma Jirto”. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa gaashanka ku dhuftay dhawaaq eedaymo aha oo ay u soo jeediyeen xubno Xisbiga ka tiraani, kuwaas oo sheegay in aanu Faysal Cali Waraabe kaligii Xisbiga UCID Matalin maadaama oo ay dacwadi ku socoto. Dhanka kale wuxuu Guddoomiyaha Xisbiga UCID ku eedeeyay inay xubnahaasi yihiin afar ruux oo isku rer ah waa siduu hadalka u dhigaye, isagoo ka dhawaajiyay in Dekada Berbera aanay cid gaar ahi lahayn ee ay tahay marso Qaranka ka dhaxaysa.

image

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO hadalkiisi oo dhamaystiran.