DAAWO: “Afar Dawladood Ayaan Wasiir Ka Soo Noqday, Xukuumadda KULMIYE Waxaan Ku Arkay Iyo Sidaanay Dad Iyo Dal Uga Naxayn Wallahay Saddexdii Hore Kuma Arag”. Siyaasiga Weyn Abiib Timacadde

(SLT-Alaybaday) Siyaasiga weyn Abiib Diiriye Nuur, oo ah shakhsiga kaliya ee Afar Madaxweyne oo Somalilland soo maray mid kasta Wasiir u noqday ayaa ku dhaartay in aanu saddexdii dawladood ee hore ku arag ficilada tudhaale la aanta huwan ee Xukuumadda KULMIYE Dalka iyo Dadka ku wado. Sidaana wuxuu ka sheegay tageerayaal Xisbiga Waddani kaga soo biiray Degmada Alaybaday. Hoos ka DAAWO hadalkii Ex. Wasiir Abiib Diiriye Nuur.