DAAWO: Abwaan Dhalinyaro Ah Oo Rer Qoryaale Ah Oo Tuduc Gabay Ah Ku Cabiray Xaalada Dalka Iyo Hoggaaminta Muuse Biixi

(SLT-Qoryaale) Abwaan dhalinyaro ah aad u da’yar oo kana mid ah bulshada ku dhaqan degmada Qoryaale ayaa gabay xiiso badan ku cabiray xaalada Dalka iyo hoggaaminta Murashaxa KULMIYE Muuse Biixi.

Hoos ka DAAWO.