DAAWO: “Aad Ayaan Uga Xumahay In Ciidamadii Qaranka Iyo Shaqaalihii Dawladda Loo Addeegsado U Ololaynta Xisbiga KULMIYE” Taliyihii Ciidanka Dam-damiska Ee Gobolka Togdher Oo Ku Dhawaaqay Inuu Is-casilay

(SLT-Burco)-Taliyii ciidamada Dam-damiska ee gobolka Togdheer ayaa shaaciyay in uu is-casilay, waxaanu eedaymo kala duwan u jeediyay xukuumadda KULMIYE, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office